Etikett Somalii

Hargeb – Influwensa – Fiiruska la isku daarto xilliga Qaboobaha

Sorterad i Allmänmedicin, Egenvård av på november 3, 2015
Hargeb – Influwensa – Fiiruska la isku daarto xilliga Qaboobaha

Hargebka waa cudur dalka Sweden ku yimaada bilaha jiilaalka ee (oktober ilaa maarso) markaas ay sahlan tahay iney ku faafto hawada oo ah mid qabow oo qalalan. Sidaas darteeda waxaa lagu magacaabaa hargeb xilliyeedka oo sanad walba ay jiradaan dadweyna gaaraaya 2 ilaa 15 boqolkiiba. waxaa la gula taliyaa in ay is talaalaan dadka waayeelka […]

Läs mer »