Etikett Hagrebka

Hargebka caruurta

Sorterad i Allmänmedicin, Egenvård av på november 14, 2022
Hargebka caruurta

Hargebka waa infekshan ku dhaca qeebta sare ee habdhiska neefsashada, oo loola jeedo, sanka, dalqada ama dhuunta. Intooda ugu badan waxaa sabab u ah fiiruska hargebka keena, waa iska tagaa iskiis.

Läs mer »